You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Puntland oo shaacisay tuhunsanayaasha weerarradii Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa shaaciyay magacyada, sawirrada iyo xogta dad ay ku eedeeyeen inay soo abuubuleen weerrarkii ay dadka badan ku dhinteen ee todobaadkii hore ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Waxay sheegeen in baaritaanno ay sameeyeen ay ku ogaadeen in shaqsiyaadkaas yihiin kuwa ka dambeeya qaraxyada iyo dilalka deegaannadooda ka dhaca
Cabdulaahi Maxamed Jaamac (Quraan jecel) waa afhayeenka madaxtooyada Puntland, waxa uu u warramay weriyaha BBC Cabdifitah Ibrahim Cagayare.