You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dhageyso: Saameynta cudurka Zika maxay tahay?
He`yada cafimaadka aduunka ee WHO ayaa ku dhawaqday in la qaaday xaladii Deg- Dega aheyd ee ka dhalatay cudrka ZIKA ee caalamka oo dhan.
Hadabo Cudurkani Muxuu yahay? qaab nooce ah ayaase looga hortagay Sualahaasi iyo kuwa kale ayaanu weydiinay Dr Maxamud Sheikh Maxamed Omar oo isagu ku taqasuusau cudrada faafa, wuxuu na u waramay Wariyaha BBC.da Mohamed Abdirahman.