You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
DAAWO: Wax ka ogow shanta cunto ee ka hortagi kara khatar ku timaada beerkaaga
DAAWO: Wax ka ogow shanta cunto ee ka hortagi kara khatar ku timaada beerkaaga
Beerka waa xubinta labaad ee ugu weyn xubnaha bani’aadamka wuxuuna qabtaa boqollaal shaqo, sida la dagaallanka caabuqyada iyo xanuunnada, inuu jirka ka saaro sunta, sida aalkolada, inuu xakameeyo heerarka dufanta jirka, inuu ka hortago xinjirowga dhiigga, iyo sii dyenta dheecaanka burburiya dufanta.
Haddaba shantan cunto waxay ka mid yihiin Cunnooyinka u fiican caafimaadka beerkaada.