You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dhegeyso: Muqdisho oo ka cabanaysa mootooyinka dadka lagu dhaco iyo booliska oo ka hadlay
Dhegeyso: Muqdisho oo ka cabanaysa mootooyinka dadka lagu dhaco iyo booliska oo ka hadlay
Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay baraha bulshada qabsaday muqaallo ay duubeen Kaamarooyinka waddooyinka ku xiran ee loo yaqaanno CCTV, kuwaas oo ay ka soo muuqdeen askar saaran mooto fekon oo dadka ka qaadanaya taleefanada ama hanti waxa ay markaas sitaan, magaalada Muqdisho.
Ciidamada Boolsiika Soomaaliya ayaa intaas kadib soo saaray go'aan lagu joojinayo isticmaalka askarta ee mootooyinkaas.
Illaa iyo haddase ma dhaqan gelin go'aankaas sida uu BBC-da u sheegay Maxamed Siciid oo ka mid darawaliinta mootooyinka fekonta oo Muqdisho ku sugan, wuxuu u warramay Fardowsa Sheekh Cabdiraxmaan