You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Muuqaalladii u dambeeyey ee masiibada Libya ka dhacday
Muuqaalladii u dambeeyey ee masiibada Libya ka dhacday
In ka badan 5,300 oo qof ayaa la rumeysanyahay inay ku geeriyoodeen daadadkii ku dhuftay magaalada Derna ee dalka Liibiya sida uu sheegay mid kamid ah mas'uuliyiinta dalkaas.
Waxaa isa soo tarayay baaqyada taageero hor leh oo bini'aadanimo iyadoo dhibanayaashu ay ku hoos jiraan bacaha roobka laga galo halka kuwa kalena loo sameeyay aas wadareed.