Arrinta ku saabsan Qur'aanka ee ay Xamaas u sheegeen haweeney Israa'iiliyad ah oo ay afduubteen

Arrinta ku saabsan Qur'aanka ee ay Xamaas u sheegeen haweeney Israa'iiliyad ah oo ay afduubteen

Haweeneydan ayaa ka mid ah labo qof oo ay shalay sii daayeen Xamaas, kana mid ah 200 oo qof oo ay ka afduubteen gudaha Israa'iil.