Dhegeyso: Dowladda oo ka hadashay 'lacagaha' la sheegay in laga qaadayo dadka la baxaya meydka ehelkooda Iskool Buluusiya

Dhegeyso: Dowladda oo ka hadashay 'lacagaha' la sheegay in laga qaadayo dadka la baxaya meydka ehelkooda Iskool Buluusiya

Waxa soo baxayay warrar baahay oo sheegaya in dadka kala baxaya Iskool Buluusiya meydka eheladooda la waydiistay inay lacago bixiyaan, taas oo ay ka jawaabtay dawladda hoose ee Muqdisho.

Maxamed Axmed Diiriye Yabooh guddoomiye ku xigeenka amniga iyo sidaasadda gobolka Banaadir ahna ku simaha duqa gobolka oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in la buunbuuniyay sida ay wax u socdaan.

Haddaba, halkaan hoose ka dhageyso waraysi ay BBC-du ku waydiisay Maxamed Axmed Diiriye Yabooh su'aalo badan oo ku saabsan arrinta qubuuraha iyo lacagaha la sheegay in laga qaadayo dadka la baxaya meydadka.