You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dhegeyso: Filinka laga sameeyay Soomaaliya ee dhowaan shaashadaha caalamka laga daawan doono
Dhegeyso: Filinka laga sameeyay Soomaaliya ee dhowaan shaashadaha caalamka laga daawan doono
Waxaa dhowaan fagaaraha filimada ee Sun Films laga daawan doonaa filin laga sameeyay xaaladda dagaallada sokeeye ee Soomaaliya iyo marxaladaha haatan la joogo dalku uu jiro, kaas oo lagu magacaabo "Dhulku Dhego Leh".
Filimkan oo sidoo kale ku saabsan tuulo raggii ay dagaal ka aadeen dumarkiina xabaalo qodka fursad dahabi ah u noqotay, ayaanu ka waraysannay hagaha iyo qoraaga filimka, Khadar Caydaruus Axmed oo ah filin sameeye Soomaaliyeed.