You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dagaalka afka ah ee Puntland iyo dawladda Soomaaliya oo meel sare maraya
Weerarada afka ah ee madaxda Federaalka iyo Madaxweynaha Puntland ayaa meel adag maray, iyadoo muddo xileedka Siciid Deni u uku eg yahay horraanta bisha January 2024.