You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo: Soomaalida US oo ka naxay isku deygii lagu qarxin rabay
Daawo: Soomaalida Maraykanka ayaa cabsi ka muujisay iskuday fashilmay oo seddax nin oo Maraykanka u dhashay ay ku doonayeen inay ku qarxiyaan dhismo ay deggan yihiin dad Soomaali ah iyo Masjid ku yaalla gobolka Kansas ee dalkaasi.